WARARKA Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Codsaday in Afurin loo sameeyo. By admin - March 6, 2025 0 45 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xili lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadan ayaa naafada ku dhaqan Magalada jowhar waxa ay codsadeen in loo sameeyo afurin maadaama aysan awoodin ay shaqystaan. Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/03/sahro-naafo.mp3 Share this:FacebookX