Shir looga hadlayay Saadaasha Cimilada oo lagu qabtay Muqdisho

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaaMagaalad  Muqdisho kusoo gabagabeysay Shirweynihii Qaran ee saadaasha cimilada ee xilliga Roobaadka Gu’ga 2025. Shirkan ayaa waxaa ka qayb galay madaxda dowlad goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah, iyo khubaro ka socota dhinacyada kala duwan ee cimilada.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahaaim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here