Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan looga hadlayey sidii bulshada loo gaarsiin lahaa wacyigilin ku saabsan muhiimadda ay leedahay nabad kuwada noolaanshaha iyo isdhexgalka bulshada ayaa lagu qabtay magaalada Jowhar.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.