Mashaariic Horumarineed oo laga hirgaliyay Warshiikh

0
15

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mashruucan la xiriira tamarta cadceeda ayaa waxaa laga hirgaliyay Tuulada Taag dheer maxaay ee degmada Warshiikh ee Gobolkani Shabeellaha dhexe waxaana looga fa’ideysan doonaa in bulshada ay isticmalaan ceelka ayagoo adeegsanayo tamarta cadceeda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here