Mashruuc Burjikooyin loogu qeybinayo dadka danyarta oo laga Bilaabay Burco.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaalada Burco ee gobolka Togdheer laga daah furtay mashruuc dadka danyarta ah loogu qeybinayo burjikooyin casri ah si looga hortago xaalufinta dhirta iyo deegaanka.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here