Jowhar – ( Radio isnaay ) – Hay’adda SSWC oo ah hay’ad ka shaqeeysa arimaha samafalka Haweenka iyo caruurta ayaa deeq gar gaar ah gaarsiisay haweenka ku jira xabsiga dhexe ee Xamar iyo xarunta dhimirka ee Dr Xabeeb.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.