Baarlamaanka Jubbaland oo loo gudbiyay xeerka mamnuucida Naafeynta xubnaha taranka Haweenka.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Haweenka, arimaha qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa Xubno kamid ah Baarlamaanka Jubbaland latashi kala yeelatay Xeerka Mamnuucidda Naafeynta Xubnaha Taranka Haweenka iyo Caruurta yar yar ee Dhedigga ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here