Jowhar ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne waxaa laga daahfuray tartan kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galayaan afartan iyo laba koox oo ah heerka 1aad islamarkana laga soo kala xulay afarta xafadood ee magalada Baladweyne.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.