Xirfadda Gacanta oo shaqo abuur unoqotay dhalinyaro Ku nool Jowhar.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Farsamada gacanta waa mid kamid ah xirfadaha muhiimka u ah bulshada, waxaana ay soo martay heerar kala duwan oo ay gaartay in la adeegsado mashiino fududeeya sameynta agabyo waxtar u leh bulshada. Waxa ay isku alxamayaan biro kala duwan iyagoo kasoo saaraya qalab dhameystiran.

waxaa soo jeedinaya: – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here