Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ku soo gaba gabeeysay tababar looga hadlayay ka weecinta carruurta ee xabsiyeynta iyo maxkamadeynta.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.