Deeq Rashiin oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah oo ku nool Xamar Jajab.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir ayaa in ka badan 200 qoys oo danyar ah u qeybiyay raashin loogu talagalay bisha barakeysan ee Ramadaan.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here