Ra’iisul Wasaare Xamsa oo shacabka ugu Hambalyeeyay munaasabadda bisha Ramadaan

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aaddan currashada Bisha Barakaysan ee Ramadan u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan muslimiinta caalamka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here