WARARKA Barnaamij lagu maal-galinayo ganacsatada yar yar oo lagu soo bandhigay Baladweyne. By admin - February 28, 2025 0 46 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bankiga Amana ayaa bulshada Magaalada Baladweyne u soo bandhigay barnaamij lagu maal-galinayo ganacsatada yar yar si dhiirigalin loogu sameeyo horey usocodka ganacsigooda. Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/CABDIX.mp3 Share this:FacebookX