Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Beeraha Maamulka Soomaliland ayaa soo gaba gabeeysay shirweynaha beeraleyda maamulkaasi.
Shirkaas oo looga hadlaayay kaalinta lama illaawaanka ah ee ay beeruhu kaga jiraan hormarka iyo dhaqaalaha.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.