Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya & Kenya oo lagu qabtay Nairobi

0
49

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Todobaadka Ganacsiga Soomaaliya & Kenya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Nairobi, iyada oo si wadajir ah ay u daahfureen Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha ee Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene) iyo Wasiirka Maalgashiga, Ganacsiga & Warshadaha Kenya.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here