Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa maanta daah-furay Shirweynaha Qaran ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska oo kor loogu qaadayo barashada Farsamada Gacanta iyo Xirfadaha Shaqada.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.