WARARKA Ololaha Dhiig Shubista Qaranka oo laga daahfuray Berbara. By admin - February 26, 2025 0 35 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Berbera waxaa lagu qabtay Xafladda daah-furka Ololaha Dhiig-Shubista Qaranka oo si toos ah looga daahfuray isbitaalka weyn ee magaaladaas. waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/Berbera-Nuur.mp3 Share this:FacebookX