Iskuulka Al- Imra Baladweyne oo Soo Kordhiyay Hanaan Fogaan arag ah oo Wax lagu Barayo Ardayda.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iskuulka Al imra oo ka mid ah iskuulada ku yaala magaalada Baladweyne ayaa qeyb cusub oo online ah ku soo kordhiyay iskuulka si ardeyda joogta meelaha kale ee ka fog magaalda Baladweyne uga faa’ideysatan.

Waxaa SooJeedinaya: Cusmaan Cabdalle Cusmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here