Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaarada haweenka Maamulka hirshabelle aya soo xertay tababar malmihii lasoo dhafay ka soconaayay gudah magaalada kaa oo loogu hadlayay u qareemida tacdiga ka dhanka ah haweenka iyo sidii loogu hortagi lahaaa.
Waxaa SooJeedineysa; Sahra Cabdi Xuseen