Tababar ku Saabsan hab tabinta Doorasooyinka oo loo qabtay Suxufiyiinta ka howgalo Muqdisho

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Maamulka Gobolka Banaadir ayaa tababar gaar ah u furay suxufiyiinta ka howl gala hay’adaha warbaahinta ee dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, si kor loogu qaado aqoontooda ku aaddan tebinta doorashada qof iyo codka ah ee la filayo in ay dalka ka dhacdo.

Waxaa SooJeedineysa : Xaliima Cali Ibrahim

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here