Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradad Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabeelle ayaa qabatay Diiwaangelinta iyo Tababaridda qaar ka mid ah ergadii dooran laheyd xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Balcad .
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow