Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Deg-degga ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa soo gabagabeysay tababarro toos ah (practical) oo lagu diyaarinayay aqoonta iyo kartida howlwadeennada gurmadka ee xaaladaha deg-degga ah oo isugu jira kooxda dab-damiska, wicitaannada iyo caafimaadka.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.