Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga oo laga daahfuray Banaadir.

0
40

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa daah furay Tartanka Cayaaraha Kubadda Koleyga ee Degmooyinka Gobolka Banaadir 2025, oo hal ku dhig looga dhigay (Ciyaar oo Codkaaga Dhiibo).

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here