Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabdaani ayaa loo qabtay dufacadii 11 aad ee ka qalin jabisa macadka tababarada iyo tiknooljiyada buundo ee Magalaada jowhar waxaana kasoo qeyba galay masuulin ka tirsan maamulka hirshabelle, macalin kala socota jamacaddaha, Maamulada iskuulada.waliidan , ardayda qalin iyo marti sharaf kale.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.