Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Hirshabeelle Xildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir ayaa kormeeray xarumo ay Wasaaradda ka hirgelisay magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.