Taariikhda Maalinta caalamiga ah ee Luuqadda hooyo oo Maanta dunida laga xusayo.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa si rasmi ah u soo saartay Shirweynaha Guud ee Hay’adda Qaramada Midoobay ee Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka (UNESCO) bishii Nofeembar 1999. Fikradda ah in la xuso Maalinta Caalamiga ah ee Luuqadda Hooyo waxaa hormuud ka ahaa dalka Bangladesh. Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay go’aankan, iyagoo ansixiyay qaraar rasmi ah sanadkii 2002.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here