Maxkamadda Gobalka Mudug oo u fadhiisatay dhageysiga kiis dil ah.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Gobalka Mudug ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga kiis dil ah oo lagu soo eedayay eedeysane Cali Axmed Cilmi (Garabeey) oo loo heysto dilka Allaha Unaxariistee marxuum Guuleed oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here