Bulshada Jowhar oo bilaabay udiyaar garoowga bisha Ramadaan.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka bisha Ramadaan ay soo dhowdahay, waxa isbedel ku yimada raashiinka qutul daruuriga ah Suuqyada Magaalada Jowhar maadaama dadka Magaalada ay isku diyaariyaan soo iibsashada cuntooyinka afurka-ka iyo suhxuurka inta lagu gudi jiro bisha barakeysan ee Ramadan.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here