Wasiirka Dhalinyarada Soomaaliya oo kormeeray beeraha Bariiska Jowhar.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si loo dhiirigeliyo Beereleyda tacba Bariiska ka baxa Jowhar ayaa kormeer ugu tagay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle, Wafdiga Waxaa qeeb ka ahaa Maamulka Dagmada iyo Qaar kamid ah Golaha Wasiirada Hirshabelle.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here