Mashquul Xoogan oo laga dareemayo Goobaha lagu iibiyo Maacuunta Magaalada Jowhar.

0
66

Jowhar (Isnaay Radio) Bulshada ku dhaqan Magalad jowhar ayaa diyaar garoow balaran ugu jirta bisha barakeysa ee radaman kuwaa oo si aad ah u iibsanayo agaabka loogu tala galay ramadanka, Suuqa weyn ee lugu iibiyo macuunta magalad jowhar ayaa xiligan laga daremayaa dhaqdhaqaa dhanka iibsashada macuunta ah sida tarmuusayada barafka,midka shaax, kuleeylisada iyo alaabah kale ee loo isticmaalo karinta cunooyinka.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here