Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo faahfaahisay Tacadiyada Loo geeysto Carruurta

0
27

Jowhar (Isnaay Radio) Iyadoo magaalad kismaayo ay ka jiraan in caruurta aan qaan garaani  ay shaqooyin kale duwan ay ka qabtaan magaalada Wasaaradda Haweenka xaquuqul insaanka iyo arimaha qoyska Jubbaland ay mudooyinka ka wadaa Magaalda Kismaayo  barnaamijiyo  lagu wacyigalinaayo in caruurta aan lagula kicin Tacadiyo ka dhan ah Jinsiga.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here