Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa tababar u furtay haweenka xubnaha ka ah golayaasha deegaanka iyo kuwa ka shaqeeya nabadda ee degmooyinka Warsheikh iyo Jowhar.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.