WARARKA Dr shiine oo Jowhar oo ka bilaabay daweynta cudurada ku dhaca indhaha iyo qaliimadooda. By admin - February 15, 2025 0 56 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xarunta Indhaha ee Dr Shiine ayaa maanta Magaalada Jowhar dib uga bilaabay daweynta cudurada ku dhaca indhaha iyo qaliimadooda. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/CABDICASIIS-SHIINE.mp3 Share this:FacebookX