Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si kor loogu qaado Aqoonta Tababarayaasha Xiriirka Ku bada Cagta Federaalka iyo kan Koonfur Galbeed waxaa tababar loo Ufurey ilaa 30 Macalin oo ah kuwa Hogaamiya Kooxaha ka dhisan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.