Bandhigga Suuqweynaha Muqdisho oo la soo Gaba gabeeyay.

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Bandhiggan oo socday muddo 3 maalin ah ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho waxaana lagu bandhigay Halabuur Ganacsi oo kala duwan, iyadoo ay ka qeyb galeyn bulshada qeybaheeda kala duwan kuwaas oo loo sameeyay qiima dhimis mudadii uu socday Bandhigga Suuqweynaha Muqdisho.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here