Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cabitaanadan ayaa laga sameeyaa miraha dalagyada ka baxa beeraha sida qaraha, Babaayga, sis inta, muuska , cambaha, Liinta iyo kuwo kale oo aad u badan waxaana shaqa abuur ay u noqotay dad badan oo ku maareeya noloshooda iyo tan qoyskaba.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed cabdi.