Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo ay isugu yimaaddeen hormuudka ganacsatada Soomaaliyeed.
waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.