Madaxweyne Trump oo soo rogay canshuur cusub

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Isniintii ku dhawaaqay 25% canshuur dheeraad ah oo lagu soo rogayo birta iyo aluminium-ta, taasoo si weyn u saameyn karta Canada iyo Mexico, oo ah labada dal ee ugu waaweyn ee u soo dhoofiya Mareykanka.

Canshuur-kordhinta ganacsi ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale dhalisay dhaleecayn uga timid Shiinaha, oo uu tartan dhaqaale kala dhexeeyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here