Hirshabeelle oo dhagax dhigtay Aargo cusub oo kala qeybin doonta Banaadir iyo Shabeellaha dhexe.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir dowlaha wasaaradda arimaha gudaha maamulka Hirshabeelle maxamuud Axmed Gacal oo ay wehliyaan gudoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe iyo kan degmad Balcad, xildhibaano ka tirsan hirshabelle ayaa  dhagax dhigay aargo u dhaxeyn doonta gobollada shabeellaha dhexe iyo Banaadir .

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here