Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xafiiskiisa magaalada Baydhabo ku qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay kaaliyaha agaasimaha guud hay’adda FAO ee Afrika Dr. Abebe Haile-Gabriel oo uu wehliyo wakiilka FAO Soomaaliya.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.