Agab Waxbarasho oo lagu Wareejiyay Maamulka Somaliland.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Hay’adda UNICEF ayaa Wasaaradda waxbarashada maamulka Somaliland ku wareejisay qalab waxbarsho

Qalabkaan ayaa ka kooban madbacad, buugaag iyo waraaqo kuwaasi oo loogu talagalay in wax lagu baro ardayda araga Naafada ka ah.
Waxaana Hay’adda qalabkan kala wareegay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Ismaancil Ducaale Yuusuf.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here