Wacyigelin Ku Saabsan qaadashada Tallaalka looga hortago Shubanka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasinka guud ee caafimaadka Gobolka Banaadir ayaa Muqdisho ku qabtay wacyigelin ku saabsan tallaalka Rota oo loogu talagalay ka hortagga feyriska shubanka ee ku dhaca caruurta ka yar shanta sano.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here