Wasiir daanyeer ku eedeeyay koronto la’aan ka dhacday dalkiisa

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Mushkilad guud oo koronto la’aan ah oo ka dhacday dalka Sri Lanka, ayaa lagu eedeeyay daanyeer galay xarun koronto oo ku taalla koonfurta magaalada Colombo ee dalkaas.

Korontada ayaa si tartiib ah dib loogu soo celinayaa dalka jasiiradda ah oo ay ku nool yihiin dad tiradooda guudi gaarayso 22 milyan oo qof, iyadoo mudnaanta la siinayo xarumaha caafimaadka iyo warshadaha sifeeya biyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here