Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ku dhaqan Gobolka shabellah gaar ahaan Degmad Jowhar ayaa soo dhaweyay dorshada qof iyo cod ee lugu wado in ay ka dhacado dalka.
Xamdi Cabdulqadir Axmed oo ka mida ah gabdhah aqoonyada ah ee Magaalada jowhar ayaa ka warbixisay doorka haweenka ka qadan karaan dorshada.
Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen