Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Deegaanka Shabeeley ee dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose ayaa waxa kunool dad xoola dhaqata ubadan oo qaarkood xoolihii ay lahaayeen abaarta ku waayay, xiligana ah barakacayaal wajahaya xaalada adag oo dhanka nolosha ah.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.