Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay Maandooriye laga soo qabtay degmada Cabdicasiis

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Booliiska Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay maandooriye isugu jira xasiish, qamri,kaniini iyo noocyo kale waxaana laga soo qabtay guri ku yaala degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here