Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay Magaalada Baladweyne.

0
143

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Ururka Dhalinyarada iyo Hourmarinta ee Isxilqaan oo kaashanaya bulshada xaafada Buundoweyn ayaa Oole nadaafadeed ka sameeyay Suuqa Khudaarta iyo Buundada xiriirisa xaafadaha Buundoweyn iyo Xaawo Taako ee Magaalada Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here