Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu Daah-furey Dood-wadaag ku sabsan Hanaanka Maamul Daadejinta ee Dowladaha hoose ee Gobolka Bay, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Casiis Xasan Cabdi