Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Ardayda Jaamacadda Jobkey ee dhigata culuumta caafimaadka ayaa si rasmi ah loogu soo xiray tababar waxbarasho oo ay ku qaadanayeen Isbitaal goboleedka Jowhar. Tababarkan, oo socday muddo, ayaa ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xoojiyo waayo-aragnimada iyo xirfadaha dhanka caafimaadka
Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim