Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga shaqada Soomaaliya

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Xeerka Shaqada Soomaaliya oo ay soo gudbisay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, kaasoo horey ay usoo ansixiyeen labada Golle ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here